• Muuqaalo

  • TAFSIIRKA QURAANKA

  • Om Jai Jagdish – Hindi af Somali

  • BBC Somali dhageyso maqal

  • Flickr Photos

Khudbaddii madaxweynaha ee Shir-Madaxeedka Afrika.

Monday 01 February 2010 07:38 PM

Madaxweyne Sheikh Shariif Sheikh Axmed ugu horreyn waxa uu u mahad celiyay guddoonkii hore ee Midowga Afrika oo uu sheegay in uu wax badan u qabtay Midowga Afrika, waxa uuna guddoomiyaha cusub ee Midowga Afrika u rajeeyay in uu si wanaagsan u guto howsha loo xilsaaray. Continue reading