• Muuqaalo

  • TAFSIIRKA QURAANKA

  • Om Jai Jagdish – Hindi af Somali

  • BBC Somali dhageyso maqal

  • Flickr Photos

    Magic moment

    Station..

    December

    SydneyOnACloudyDay :)

    Hartville

    Dhaka, Bangladesh

    More Photos

Taariikhda Abiibakar Sidiiq Qaybta Kowaad


 الحمد لله رب العالمین والصلاة والسلام على أشرف الأنبیاء والمرسلین نبینا محمدMahad oo dhan Alaah iska leh Rabiga caalam ka abuureyAbtirsigiisa & Nasabkiisa>Abiibakar sidiiq رضي الله waxaa magaciisa la oran jirey Cabdulaahi.Abiibakar aabihiisa waxaa la oran jireyCismaan waxaana looguAbii Quxaafa Abiibakar hooyadiisa magacadeeda waxaaSalma bintu sakhar waxaana lagu naaneysi (Kunyo) jireyUmmul Khayrwaxayna ilmo adeer ahaayeen abiibakar aabihiisreer Banii Taym.Xaasaskiisa & caruurtiisaAbiibakar sidiiqرضي الله wuxuu ku dhashay magaalada makka sanadkiicaamul fiiloo ku aadan qiyaasta 53sano (konton & sadex sano ) kahorرسُول الله صلى الله علیھ وسلمrasuulkeena s.c.w .>Abiibakar رضي الله waxa uu guursadey 4 haween ah(Afar xaas)> Quteyla Bintu Cabdul Cuzaa :waxay u dhashay Abiibakar Cabdulaahi &Asmaaisku bahyihiin (iskubah waxaa loo jeeda in caruurta isku aabe> Ummu Rawmaan bintu Caamir Al – Kunaaniya :waxay u dhashay AbiibakarCabdiraxmaan& Caisha marka waxaad arkeysaa umunaa caisha (umuwaxa caruur ahna rasuulkeena uma dhalin .> Asmaa Bintu Cumays :waxay u dhashay Abiibakar Maxamed binu( Asmaa waxaa horey u qabi jirey jacfar binu abii dhaalib ooMu”tah kadib ayaa abiibakarCali binu Abii”Asmaa bintu cumeys ninkeeda Abiikar iyada dhaqdey markuu> Xabiiba Bintu Khaarija:waxay u dhashay Abiibakar Ummu_kaltuum marka>Islaamka Ka Hor Abiibakar>Abiibakarرضي الله islaamka kahor wuxuu ahaan jirey nin ”ganacsade”>Abiibakar رضي الله waligiisa sanam uma sujuudin sida ay culimaddaaxmed shaakir kitaabkiisa wuxuuu yiri markuu>Abiibakar رضي الله waxaa uu saaxiib la”ahaan jirey islaamka kahorرسُول الله صلى الله علیھ وسلم markuu islaamka yimid waa siiumu_caisha ay رضي الله عنھا tiri “SooIslaamadiii AbiibakarAbiibakarرضي الله waxaa culimadda kitaab taariikha ku wariyeen inabiibakar iyo sayd ibnu caamir ibnu nufeylmaalin kacbadda fadhiyeyummay a binu abii zalaat, Markaasuu yiri sideeKheyrDiin walba ayaa maalinta qiyaamaha halagsami Tii Allaah, Nabi ayaa lasugaaya annaga (reerbaniiisraa”il)Mise idinka(qureysh).Abiibakarرضي الله waxa uu yiri maalintaas kahor maanan maqlin in nabiWaqata Ibnu Nowfal oo aan sheekadiiwaraqata wuxuu yiri annaga ayaa kutubta: ‘ nabigaas dadka muxuu ku oran doonaa?waraqata: wuxuu dhihi doonaa wixii loo yiri oo waxyiga ah kadibصلى الله علیھ وسلم lasoo direy kadibna waan rumeeyey.>Rabiica Ibnu Kacab wuxuu yiri : Abiibakar رضي الله islaamka ka horbuxayra una sheegay buxayra wuxuuYiri Maxaa qabataa ?Abiibakar ayaa yiri “”Ganacsadde“” ayaan ahay Markaasa Buxayra>Abiibakar رضي الله Marka rasuulkeeniii ka dib qof ka fadli badan majiroQaybta 2″aad Waxay noqon doontaa Fadliga Abuubakar SidiiqIlaahaan Uga Mahad Celinالحمد لله رب العالمین Oo Ii Fududeeyey InaanTaariikhda Khulufaa Rashidiin oo i Waafijiyey aan Walaaladayda

وعلى آلھ وصحبھ أجمعین

Allaha ha amaano nabigeena sharafta badnaay anbiyada kan

ugu fadliga badan&anbiyada lasoo direy dhamaantood

Ibnu Cismaan Ibnu Caamir ibnu cumar ibnu kacab ibnu sacad

ibu tayim ibnu murra ibnu kacab ibnu Lu”ayi

naaneysi jirey

la oran jirey

.Abiibkar wuxuu ka dhashay (Laf) jilib ahaan

wuxuu 2sano iyo bilooyin ka yaryahay { {

Magacyadooda waxay kala yihiin Sidaan hoos ku xusan :

yihiin laakiin hooyooyin kala duwan kala dhalaan

Hooyadeena Caisha) inay cabdiraxmaan isku bahyihiin (iskubah

waxaa loo jeeda in caruurta isku aabe yihiin laakiin hooyooyin kala

duwan kala dhalaan ”Caisha kunyadeena waxaa laoran jirey

_Cabdulaahi

abiibakar

ku geeriyoodeey (shahiidey) duulaankii

guursadey markuu abiibakar dhinteyna waxaa guursadey

Dhaalib

dhintey waxay ka mid ahayd dardaaranadii abiibakar uga tagay

xaaskiisa Asmaa ”

caruurta abiibakar tiradooda waa 6 (Lix) caruur 3 (Sadex) gabdho ah

iyo 3 ( sadex ) wiilal .

ah oo maal badan leh, Deeqsina ah oo dadka dhibaateysan ayuu

caawin jirey waxa uuna safara u tagi jirey magaalooyinka allaah

quraanka kusheegay (Qureysh safarkii shaam) ee ay reer makka

safaro u aadi jireeen labadda xili kuleylka & Qaboowga.

Reer qureysh qofka ay aad u ixtiraamaan ayeey ahaan jireen waa sida

badan wax dadka ay caado u tahay in qofka maalka haysto nasab

fiican kadhashay lagu qadariyo maalka & nasabka waana caado dadka

juhulada inta badan miizaanka ay wax ku miizaamaan.

taariikhada ay wariyeen

abuubakar ku dhowaadey in uu qaangaaro ayaa aabihiisa wuxuu u

kaxeeyey asnaamtii uu caabudi jirey markaasuu ku yiri abuu quxaafa

aabe waa kuwaan ”ilaahyadeena” Ee aan caabudno kadibna wuu ka

tagay aabihiis.Abiibkar wuxuu yiri waxaan usoo dhowaadey asnaamtii

waxaan ku iri waan baahanahay yacni gaajeesanahay ”cuntaa rabaa”

ee cunto isiiya iima jawaabin asnaamtii hadana waxaan ku iri waan

aradanahay (dhar la”ahay) Asnaamta iima jawaabin kadib ayaan

dhagax ayaan qaatey wajigaan kaga dhuftey >>

Rasuulkeena

xoogeysatey saaxibtinimadooda sida

Maalin nama soo marin ilaa rasuulka Alle ayaa noo imaan (na soo

booqan jirey ) jirey labada galin”.

ayaa waxaa soo marey

ku waaberiisatey kheyr doonihiyoow waxa uu ku jawaabey ”

marakaasuu Beykaan tiriyey.

ayaa ”

Xukmiyey Maahin

la sugaayo waxaan kadib aadeey

u sheegay “ kadib

ehelkeeda ah waxaa lasugaayaa Nabi waxaana laga sugaayaa carab

bartankeeda xaga nasabka tolkaada ayaa laga soo saari doona

abiibakroow.

Markaasaa iri adeer

nabigaa

wuxuu safar ganacsi ku tagay shaam intuu ku jirey ayuu Riyoodey

kadib wuxuu u tagay Raahibkii

yiri abiibakarow xagee katimid ? markaas wuxuu yiri waxaan ka imid

makkah wuxuu yiri buxayra mise weydiiyey cidee ayaad tahay?

Markaas yiri “‘Qureysh” ahay Markaas Buxayra

yiri hadii riyaadaada saad ii sheegatey run noqoto Inshalaah waxaa

qoomkaada laga soo saari doona nabi ,Adigana wasiir ayaad u noqon

doontaa Geeridiisa kadibna Khaliif ayaad noqon doontaa ,Kadib

abiibakar arintaas naftiisa ayuu ku sireystey.

Abiibakar sidiiq ummada nabi maxamed isagaa ugu fadli badan

“Marka Sida Shiicada Adigoo Saxaabadda Ka fadaliyaa Yaan Lagu

arkin oo Abuubakar Ka Hor Marinaayo Qofkale Ee Muslimiinta Kamidah

Fadligisaa casharka danbe ayaan kaga hadli doonaa inshalaah —->La

Soco <—-

qoro

aan Ugu soo Gudbiyo Luuqadda Af Soomaliga Marka Waxay

Khaladaad Yeelato Risaaladaan Ama Gaabinah &Luuqada Soomaliga

Erayad qaarkood Aan Qeexi waayo Waxay Ka timid Nafteyda &

Shaydhaan Waana Uga Toobad Keeni Allaah iyo Rasuulkeena S.c.w

Bari Ayeey Kayihiin Naseexadiina Waan U Baahanahay Yaan La iga

Iloobin Walaalkasto Ka

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: