• Muuqaalo

  • TAFSIIRKA QURAANKA

  • Om Jai Jagdish – Hindi af Somali

  • BBC Somali dhageyso maqal

  • Flickr Photos

    Magic moment

    Station..

    December

    SydneyOnACloudyDay :)

    Hartville

    Dhaka, Bangladesh

    More Photos

Midowga Afrika oo sheegay in mushkiladda Soomaaliya ay tahay khalalka ugu weyn ee amniga Caalamka


Midowga Afrika ayaa shirka ugu soo gaba goobay  Caasimada Itoobiya ee Addis Ababa ka sheegay in mushkiladda Soomaaliya ka jirtaa ay khatar weyn ku tahay Amniga guud ee Caalamka iyadoo la simantay ayay yidhaahdeen mushkiladda Afghanistan ka jirta .

U qeybsanaha Midowga Afrika dhanka Nabadda iyo Amniga Ramtin Lamamra ayaa sheegay in xaaladda Soomaaliya ay noqotay mid hadidaysa Amniga Caalamka wuxuuna yidhi “ Soomaaliya waxa ay noqotay mid hadda Matalaysa cabsida ugu weyn ee Amniga Caalamka sida Afghanistan” wuxuuna inta ku daray “ Argagixisada Caalamiga ah ee (Soomaaliya & Afghanistan) waa tan xidiidhka la leh Ururka hooyadda ah (Al qaacida) iya sidoo kale Budhcad Badeeda”.

Xubin ka tirsan gudiga joogtada ah ee Midowga Afrika ayaa dhankiisa carabaabay in khalalka ugu weyn ee soo food saari kara amiga caalamka ama caqabada ku noqon karaa uu yahay mushkiladda Soomaaaliya.

Wadamada ku midaysan Ururka Goboleedka IGAD ayaa lagu wadaa in Ajando dhigaya in la saacido DKMG ah iyo in la soo kordhiyo ciidamada Midowga Afrika  nabad ilaalinta uga jooga Soomaaliya la soo kordhiyo uu hor dhigo Midowga Afrika si loogu daro ajandayaasha shirka.

Wadamada ay ciidamada ka jogaan Soomaaliya ee Uganda iyo Burundi ayay warbaahinta Caalamiga ahi sheegtay in ay u xusul doobayaan sidii ay wadamada kale ee balan qaaday in ay ciidamo u dirayaan Soomaaliya ugaga faa’iidaysan lahaayeen inta uu shirku socdo si golaha Midowga Afrika iyo Golihiisa Amniguba ay cadaadis u saaraan Wadamadii horey u balan qaaday in ay Soomaaliya ciidamo u dirayaan in ay soo dadajiyaan cidamadii ay Soomaaliya u diri lahaayee

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: