• Muuqaalo

  • TAFSIIRKA QURAANKA

  • Om Jai Jagdish – Hindi af Somali

  • BBC Somali dhageyso maqal

  • Flickr Photos

    Magic moment

    Station..

    December

    SydneyOnACloudyDay :)

    Hartville

    Dhaka, Bangladesh

    More Photos

Dab xooggan oo caawa ka kacay Bakaaraha


Dab weyn ayaa caawa ka kacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Dabkan ayaan ilaa hadda la ogeyn waxa uu ka dhashay.
Holac aad u weyn oo ka baxaya agagaarka waddada shirkadaha ee Suuqa Bakaaraha.
Goobta dabku ka kacay waxaa ku dhow kaalimo shidaal iyo goobo ganacsi oo kala duwan.
Wali lama oga inta uu dhan yahay khasaaraha ka dhashay dabkaasi oo holaciisa laga arkayo qeybahha kala duwan ee magaalada Muqdisho.
Wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco http://www.maandeeq.webs.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: