• Muuqaalo

  • TAFSIIRKA QURAANKA

  • Om Jai Jagdish – Hindi af Somali

  • BBC Somali dhageyso maqal

  • Flickr Photos

    Magic moment

    Station..

    December

    SydneyOnACloudyDay :)

    Hartville

    Dhaka, Bangladesh

    More Photos

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa tagay magaalada Addis Ababa ee waddanka Ethiopia


Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed ayaa tagay Addis Ababa oo uu kaga qeybgalayo shirka madaxda Afrika.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa sii maray magaalada Nairobi ka hor inta aanay tegin magaalada Addis Ababa.Sii aqri
Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed, oo shalay xusay muddo sanad ah markii xafiiska qabtay ayaa sheegay in sanadkan dowladdiisa ay diyaar u tahay inay weeraro militeri oo xoogan ay ku qaado kooxaha Islaamiyiinta ah ee ka soo horjeeda ee maamula qeybo balaaran oo ka tirsan koonfurta Soomaaliya.
Isagoo ka hadlayay idaacadda dowladdu leedahay ayaa Madaxweyne Shariif waxa uu sheegay in dowladiisu ay ka guuleeysan doonto al-Shabaab iyo al-Qaeda, isla markaana ay soo celin doonto degenaanshaha Soomaaliya.
Shariif waxa uu sheegay in kooxaha kacdoonka wada aanay ku dagaallameyn Islam, laakiin ay u adeegayaan wax uu ugu yeeray dano shisheeye.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: